1 Forbes ayaa dhawaan u magacawday Iswiidhan wadan adunka ugu wanaagsan ee lagu sameyo ganacsi -dhul bacrimin ah maalgashtayaasha

2 Iswiidhan waxay leedahay qiyaasta dhaqaale ahaan qofkiiba $ 56,956 iyo heerka ugu sarreeya ee nolosha meel kasta oo adduunka ah

3 Dhaqaalaha ugu casrisan oo ugu hormarsanYurup iyo goboalka ayaa ah inta badan bulsho aan lacag caadan ah qaadanin

4 Lamabarka Tartanka Caalamaka ayaa waxaa lagu qiimyey Iswiidhan dhaqaalaha ugu tartanka badan adduunka

5 Iswiidhan waxaa loo tixgeliya wadanka ugu farsamadan Yuruo, tirada ugu badan patents-yada dhaqaalihiiba

6 Iswiidhan waxay meel wanaagsan ugu jirta wadamada kale ee Caalamka si loo buuxiyo Hadafyada Waara ee UN

LA TALINTA

  • Aasaaska Shirkadda
  • La talinta dhaqaalaha | Qorsheynta canshuurta
  • Kobcinta fursadaha
  • Falanqeynta ganacsiga bulshada
  • Maareynta IT/doorashada
  • Sharciyadda iyo xalalka
  • Hagajinta xalka suuqgeynta
  • Xafiiska adeegyada ilaha dibadda
  • Hawgal wax tar ah
  • Maareynta halista

FALANQEYNTA SUUQA

  • Wacyogelinta xayeysiinta iyo gaarista
  • Ganacsiga warshadaha
  • Sadaalin dhammeystiran
  • Wax soo saarka macmiilka
  • Xogta
  • Qeybta suuqgeynt
  • Tallooyinka fikradaha dadweynaha
  • Adeegyada/suurtagalanimada waxsoo saarka

CILMI BAARIS

  • Macluumaadka ganacsiga
  • Warbixinta ganacsiga
  • Xog urururinta iyo bixin
  • Kadyka dowladda
  • Warbixinada baaritaanka
  • Kormeerida warbaahinta
  • Xogta tirokoobka qaranka
  • Shaqaalaynta | Madaxa

QEYTA XAFIISKA

  • Ciwaanka shirkadda ee Stockholm/Iswiidhan
  • Lambarka telefoonka ee xarunta wicitaanka
  • Fariin gudbinta adduunka oo dhan
  • Taageerada macmiilka 24/7

FASIRIDA

  • In ka badan 70 luuqadood oo fasiritaan ah
  • Xirfadle, dhalad, khabiir luuqadle
  • ISO 17100 damanaad qaadis tayo
0
KA BADAN GANACSI
0
SHAQAALE AQOON U LEH
0
MACAMIIL CAJIIB AH
0 %
QANCIN DAMANAD AH
Xalalka macmiilka
Macmiil walba waa gaar - Mashruuc walba waa gaar - taas waa waxa marwalba aan xooga u saro inaan ku qancino macaamisha, loogu talagalay baahiyada fgaar ah iyo ujeedooyinka
Aqoonta deegaanka
Isku xiradeena dhaw ee haya'adaha dowladda Sweden, macahadyada iyo shirkadda waxaa noo saamaxayaan inaan xalino dhibaatooyinkaaga, si degdeg ah iyo si fudud
Ka faa'iideyso Khubaradeena
Aanu ku siinno taageero aad ku guuleysto - Fikradaha aan soo ururinnay dhowr sano waa furaha guulahaaga ee Iswiidhan
Cabirada iyo Aragtiyada
Dhammaan istarajiyadaha iyo ficilada aan soo jeedinay waxay leeyihiin wado cad oo lagu cabbiro saameynta ay ku leedahay ujeedooyinkaaga ganacsiga iyo suuqgeynta
Adeeg heer sare
Natiijooyinkeena waxay si toos ah ugu xiran yihiin tayada adeegyada aan bixino, iyo ugu dambeyntii guushaada - Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino talaabo kasta wadada ah

Wareerkii ugu dambeysay

Aan sahmino surtagalnimada!

Nala soo xiirir si aad u ogaato wax badan

Frejgatan 13
114 79 Stockholm
Iswiidhan

info@ce.se
somali@ce.se

+46 8 55 11 07 00
+46 8 55 11 07 01