CELanguageCE Iswiidhan • Waxaan ka caawinaa macaamisha caalamiga ah wadada muuqaal dhuldheerka ee ganacsiga the Iswiidhan

CE Iswiidhan • Waxaan ka caawinaa macaamisha caalamiga ah wadada muuqaal dhuldheerka ee ganacsiga the Iswiidhan

Innehållsförteckning

Ku soo dhawoow CE Iswiidhan

Waxaan ka caawinaa macaamisha caalamiga ah wadada muuqaal dhuldheerka ee ganacsiga the Iswiidhan (the Iswiidhan business landscape). La taliyaasheena ayaa qaadayana waqti ku filan oo ay ku fahamaan shirkaddaada, farsamadaada iyo ujeedooyinka shirkadda. Xalalka aan ku siin doono waxay marwalba daaboli doonaan baahiyahaaga gaar ah.

Iswiidhan waa wadan aad u hormaran oo dhisan oo leh fursado aan dhammaanin – ku meel ku haboon fidinta xaadirista caalamka iyo sahminta suuqyo cusub.

Nala shaqeey anaga, waxaan diyaar inaan ku hagagno wadada oo dhan.

  • Forbes ayaa dhawaan u magacawday Iswiidhan wadan adunka ugu wanaagsan ee lagu sameyo ganacsi -dhul bacrimin ah maalgashtayaasha
  • Iswiidhan waxay leedahay qiyaasta dhaqaale ahaan qofkiiba $ 56,956 iyo heerka ugu sarreeya ee nolosha meel kasta oo adduunka ah
  • Dhaqaalaha ugu casrisan oo ugu hormarsanYurup iyo goboalka ayaa ah inta badan bulsho aan lacag caadan ah qaadanin
  • Lamabarka Tartanka Caalamaka ayaa waxaa lagu qiimyey Iswiidhan dhaqaalaha ugu tartanka badan adduunka
  • Iswiidhan waxaa loo tixgeliya wadanka ugu farsamadan Yuruo, tirada ugu badan patents-yada dhaqaalihiiba
  • Iswiidhan waxay meel wanaagsan ugu jirta wadamada kale ee Caalamka si loo buuxiyo Hadafyada Waara ee UN

La talin
tallada khabiirka

  • caawinta ganacsiga
  • ganacsiga iyo iibka
  • Qasaaska shirkadda
  • Qorshayaa Hormarinta
  • La talinta dhaqaalaha
  • Raasumaalka bulshada
  • Maareynta IT-ga
  • Xeerarka iyo sharciyadda
  • Istarajiyadaha suuqgeynta
  • Xafiiska ilaha
  • Hawlgal waxtar ah
  • Kor u qaadista wax soo saarka
  • Maareynta halista

Faqalanqeynta
suuqa

  • qiimeynta xayeysiinta
  • Wacyogelinta badeecada/gaarsiinta
  • Ganacsiga warshadaha
  • Saadalinta kooban
  • wax soo saarka macmiilka
  • xogta wareegta
  • Daacadnimada faqalaynta
  • qeybta suuqa
  • Qiimaha cilmi baarista
  • Wax soo saaarka/qiimeynta adeega
  • xogta fikrada dadweynaha
  • xog uruurinta qanaca

Baarida
cilmi baarista

  • Macluumaadka ganacisga
  • warbixinta shirkadda
  • xog ururinta
  • dukumenti gelinta xogta
  • liisyada email
  • Keydka dowladda
  • Baaritaaanada warbixinta
  • Hogaanka jiilka
  • Dabagalka Warbaahinta
  • Wararka| war faafinta
  • Shaqaalinta/Madaxa raadinrta
  • Xogta Tirokoobka
  • Warqadaha cad

Fasirida
adeegyada luuqada

  • 70+ luqadood
  • DPT luuqado badan
  • Xirfada turjumaanka
  • Akhrinta iyo saxida
  • Hubinta tayada
  • Fasirida software-ka
  • Qabasho degdeg ah
  • Maareynta erayo bixinta
  • Ii dhehda
  • Qoraal
  • Turjumista qoraal video-ga
  • Fasirida website-ka

Wicitaanka
xafiiska af Iswiidhan

  • Ciwaanka shirkadda
  • Lambarka telefoonka
  • Taageerada macmiilka
  • Khadka xarunta
  • Wicitaan gudbinta
  • Farrinta gudbinta
  • Soo dhaweyntra tooska ah
  • Wada sheekada bogga ee tooska ah
  • Jadwaleynta ballanta
  • Dalab sameyn
  • Shaqooyinka maamulka

Xalalka macmiilka

Macmiil walba waa gaar – Mashruuc walba waa gaar – taas waa waxa marwalba aan xooga u saro inaan ku qancino macaamisha, loogu talagalay baahiyada fgaar ah iyo ujeedooyinka

Aqoonta deegaanka

Isku xiradeena dhaw ee haya’adaha dowladda Sweden, macahadyada iyo shirkadda waxaa noo saamaxayaan inaan xalino dhibaatooyinkaaga, si degdeg ah iyo si fudud

Ka faa’iideyso Khubaradeena

Aanu ku siinno taageero aad ku guuleysto – Fikradaha aan soo ururinnay dhowr sano waa furaha guulahaaga ee Iswiidhan

Cabirada iyo Aragtiyada

Dhammaan istarajiyadaha iyo ficilada aan soo jeedinay waxay leeyihiin wado cad oo lagu cabbiro saameynta ay ku leedahay ujeedooyinkaaga ganacsiga iyo suuqgeynta

Adeeg heer sare

Natiijooyinkeena waxay si toos ah ugu xiran yihiin tayada adeegyada aan bixino, iyo ugu dambeyntii guushaada – Waxaan halkan u joognaa inaan ku caawino talaabo kasta wadada ah

Turjumaad sax ah oo deg dega ka yimid kuna socda 71 luqadood

U doorasahada wakaalad xirfad turjumaad oo la isku halayn karo leh turjumaada warqadahaaga waa go’aan muhiima. Anagu CE waxaanu fahamsanahay muhimida ku xidhiidhka fariintaada si cad oo la hubo. Anagoo haysana caawimada koox turjubaano ah oo dedaal leh takhasus leh, waxaanu caawinaa shirkadaha, ururada, wakaaladaha iyo dadka doonaya in laga turjumo oo loo turjumo 71 luqadood.

Wakaalada fiican ee turjumaada, furaha guushu waa tayada turjubaanadeeda. Turjumaanadayadu had iyo jeer waa khabiiro xirfad ahaan u leh luqada oo u dhashay luqada loo turjumayo. Waxaa loo doortaa asalka khibradooda iyo khibrada qayba kala duwan oo ay ku takhasuseen. Habkayaga dalabka xulashadu wuxuu hubaa in adeega aanu samaynaa uu noqdo siddaad la rabtay rajadaada.

Shirkada kama dambaystii noqotay CE waxa la aasaasay 1999 leh ujeedo ay deg deg ku bixinayso, turjumaad la isku halayn karo oo si fudud loo heli karo. Hal ku dhega wakaaladayada turjumaadu waa in aanu bixino turjumaad aad u tayo saraysa oo leh isbedel buuxa oo degdega. Waxaan ognahay sidda wakhtigu muhiim ugu yahay ganacsiga;daahid dhowr miridh oo keliya ayaa keeni karta cawaaqib xun. CE siddaas awgeed waxay balan ku qaadaysaa in ay kugu siiso turjumaad aad u wanaagsan wakhti buura ah iyo qiime macquul ah.

Iyaddoo CE ay tahay shuraakadaada turjumaada, waa in aanad ka wer werin wakhtiga la soo dirayo, tayada, ama bixinta lacagta. Anagoon ku soo rogin macaamiishayada xukun adag, waraaqo, wakhti lumin, ama qiime xad dhaafa.

Waxaanu si is deba jooga ugu dedaalaynaaa tayo aad u saraysa. Waxaanu ula qabsanay mashruuc kasta baahida shakhsiga macmiilka ah. Dareenkayaga xoogan ee luqada iyo tayadu, oo aan ku ladhayno adeegayada macmiilka aadka u fiican, waxay naga dhigtaa doorashada ugu fiican ee dhamaan baahidaada turjumaadeed.

Markaad nala shaqayso, waxaad hubi kartaa helitaanka turjumaad sax ah oo buuxda, oo la soo diro ka hor wakhtigaad qabsatay, oo ay la socota kharashka la isku raacay. Waxaan damaana qaadaynaa in aad 100% aad ku qanci doonto mashruuc kastoo ood gacan geliso si in aanu dhamayno.

Halkudhigyo

  • Xalalka Iswiidhan
  • Xalalkaaga Iswiidhan
  • La taliyaashaada ganacsiga Iswiidhan
  • La taliyaashaada ganacsiga Iswiidhan
  • Lamanaha ganacsiga Iswiidhan
  • Lamanahaaga ganacsiga Iswiidhan
  • Takhasusayaasha Iswiidhan
  • Takhasusayaasha Iswiidhan
  • Shaqaalaha Iswiidhan
  • Shaqaalahaaga Iswiidhan
  • Khuburada Iswiidhan
  • Khuburaada Iswiidhan
  • Doorashada shirkaddaha xirfadeysan Iswiidhan
  • Nala sahmi Iswiidhan
  • Rabtaa inaad ku sameyso ganacsi Iswiidhan?
  • Aan ku sameyno Iswiidhan
  • Qabso ganacsiga Iswiidhan
  • Aan hadalno wax ku saabsan Iswiidhan
  • Mustaqbalaaga ku jira Iswiidhan
  • Iswiidhan, dookh fiican
  • Iswiidhan, qaab fiican
  • Iswiidhan, wadada!
  • Guusha Iswiidhan
  • Xalka ugu dambeya Iswiidhan
  • Isku xirkaaga Iswiidhan
  • Ku guuleyso Iswiidhan
  • Noqo guusha Iswiidhan
  • Hel guusha Iswiidhan
error: Innehållet är skyddat

CE