Man opt

Turjumaano xirfad u leh luqaday u dhasheen

Wakaalada fiican ee turjumaada, furaha guushu waa tayada turjubaanadeeda. Turjumaanadayadu had iyo jeer waa khabiiro xirfad ahaan u leh luqada oo u dhashay luqada loo turjumayo. Waxaa loo doortaa asalka khibradooda iyo khibrada qayba kala duwan oo ay ku takhasuseen. Habkayaga dalabka xulashadu wuxuu hubaa in adeega aanu samaynaa uu noqdo siddaad la rabtay rajadaada.

Tjej opt

Qaar macaamiisha aanu la shaqaynay sanado badan

Microsoft • Atlas Copco • Metro Nordic • Fuji Autotech • Alstom • Geo Group • Nextron • Bioptech • AON Hewitt • Odd Molly • Skanska • Miele • Aerotec • Symantec • Skånemejerier • Loquax • Veritas • Aerfast • Eriksen • Quicksilver • Verbatim • Meca-Trade • Pharma-EU • Jilsén System • Profile Media • Omnia Läkemedel • Talk Finance • Unicon Products • Rica Hotels


 

10%

qiima dhimis ah macaamiisha cusub


100%

kalsoonida iyo qarsoodiga


100%

qancinta macaamiisha oo la damaana qaaday


100%

wakaalad turjmaada ah



 

Ujeedadayadu waa in aanu noqono doorashadaada shuraakadaada turjumida

StjärnorOpt
Shirkada kama dambaystii noqotay CE waxa la aasaasay 1999 leh ujeedo ay deg deg ku bixinayso, turjumaad la isku halayn karo oo si fudud loo heli karo. Hal ku dhega wakaaladayada turjumaadu waa in aanu bixino turjumaad aad u tayo saraysa oo leh isbedel buuxa oo degdega. Waxaan ognahay sidda wakhtigu muhiim ugu yahay ganacsiga;daahid dhowr miridh oo keliya ayaa keeni karta cawaaqib xun. CE siddaas awgeed waxay balan ku qaadaysaa in ay kugu siiso turjumaad aad u wanaagsan wakhti buura ah iyo qiime macquul ah.

logogrönoptIyaddoo CE ay tahay shuraakadaada turjumaada, waa in aanad ka wer werin wakhtiga la soo dirayo, tayada, ama bixinta lacagta. Anagoon ku soo rogin macaamiishayada xukun adag, waraaqo, wakhti lumin, ama qiime xad dhaafa.

logorödoptWaxaanu si is deba jooga ugu dedaalaynaaa tayo aad u saraysa. Waxaanu ula qabsanay mashruuc kasta baahida shakhsiga macmiilka ah. Dareenkayaga xoogan ee luqada iyo tayadu, oo aan ku ladhayno adeegayada macmiilka aadka u fiican, waxay naga dhigtaa doorashada ugu fiican ee dhamaan baahidaada turjumaadeed.

logoblåoptMarkaad nala shaqayso, waxaad hubi kartaa helitaanka turjumaad sax ah oo buuxda, oo la soo diro ka hor wakhtigaad qabsatay, oo ay la socota kharashka la isku raacay. Waxaan damaana qaadaynaa in aad 100% aad ku qanci doonto mashruuc kastoo ood gacan geliso si in aanu dhamayno.


 

Waxay u fududahay sidda 1-2-3!

1BUUXI FOOMKA DHANKA MIDIG OO NOO SOO DIR

2WAXAAD HELI DOONTAA QIIME SHEEG LACAG LA’AANA IYO TAARIIKHDA LA SOO DIRAYO

3HAWSHA WAANU FULIN OO WAKHTIGA LOOGU TALO GALAY BAANU KU SOO DIRI

Nagala soo xidhiidh

CE
Frejgatan 13
114 79  Stockholm
Iswiidhan

+46 8 55 11 07 00

info@ce.se

Qiime sheeg lacag la’aana